Sections

6.30 am (WM) (MP3)
4.00 pm (WM) (MP3)
7.00 pm (WM) (MP3)
8.00 pm (WM) (MP3)

11:00-11:30
14:00-14:30
18:00-18:30

Subaxnimo
Habeenimo
Idaacada Kale
Shabelle
Banaadir

Wargelin
KasmoNewspaper
saadaal
UniversalTV
Radio GEDO
AA Arts
MasjidAbubakar
Caabudwaq
Abudwaq
Aflaxa
Afnugaal
Allgalgaduud
Allgedo
Aftahan
Albakri
Alldalka
Aflaxa
Allceeldheer
Alljubbaland
Allpuntland
Allsomali
Anshax
Ambaqaad
Ayaamaha
Al-tawxiid
AllWaamo
AllWadani
AllWariye
Balanballe
Balanbal
Baardheere Cafe
Baargaal
Beerlula Online
Baidoa
Biyo Kulule
Boocame
Bosasotimes
Dr.Osman
bbcafSomali
Buurhabakaba
Cadaado.net
Cagaaran
Carmooyin
Ceelcadde
Ceelbuurnet
Dayniile
Dhacdo
Dhabadonline
DFKS
Danwadaag
Gabayadii Doollo
Dangedo
Dalmar
Dr.Osman
Dooynet
Gedoweb
Godeynews
Gedohome
gedoonline
Goldogob Times
Goley.com
Gubta
Kulmiye C-Online
Goobjoog
Halkanka
Halgan.net
Halgan News
Hanoolaato
Hayaan.net
Himilo
Hirda
Hiiraan Online
Hobyoradio
Hiiraan Today
Hobyonet
Horseednet
Iibka
Idamaale
IRINNews
Jaalle Siyaad
Jaziiira

jubanet
Jubbaland
Luuliyo
Luuq Online
MDiini
Mahiigaan
Magantahir
Maalmaha
Mercy
Maktabad
MarkaCadey
MarkaCadey.net
Midnimo
Mudulood
Muqdishotimes
Olol Website
Olol Film
Pace Magazine
Puntlandpost
Qaranimo
Qurbaha
Rajadoon
RadioFreeSomalia
Riverineland
Ruunkinet
SAEMP
SaafiStudio
Saaxil
Salaamaha
ssc1.net
SBC Online
SaafiPhone
Shabelle
Sscayn
Somali Herald
Somali Education
Somalidoon
Somalilyrics
somalistartpage
somaliyouth
SomaliToday
Somali Watch
Somali Weyn
Somali Education
Somfreemedia
Somaliaonline
Somalitalk
Somtv.net
Somali roots
Somali Voices
Somaswis.com
Tanadland
Togane
allsanaag.com
Srasd
somalitech
Xariir.com
Xararyaale
<Xasan Nur
Xasan Nur2
Xaraash
Xeebta
Yaaqshid
Walaalnimo
Wadanka
Wayaha
WardheerNews
Webi Shabelle
Widhwidh
Yamaarugleey

Latest News

Kismaayo: Alshabab Oo Xabsiga U Taxaabay Odayaal Eedeyn U Jeediyey...

Sep 02,2010
by Kismayo-Gedo-News

Odayaal dhaqameed lagu eedeeyay in ay xiriir la,leeyihiin dowlada kmg ah oo gor dhaw xabsiga kismaayo loo taxaabay, waxaana odayadani yihiin odayaal si weyn looga yaqaano magaalada Kismaayo,waxaana shaki ka qaadey Madaxda Alshabab ee Jubadda Hoose. Afar ka mida ah odayaasha ... [full story]

Washington, Amisom dhinaca maaliyada & farsamada anagaa ka tageereyna

Sep 02,2010
by London-Gedo-News

   Xukamadda mareykanka ayaa aqbashay inay tageero u fidiyaan Ciidamada Midawga afrika ee Amisom,waxaana mareykanku sheegeen inay ciidamada Amisom ka tageerayaan Dhinaca Maaliyada & Farsamadda oo ay ka liitaan una baahan yihiin in si deg deg ah looga caawiyo. Waxaa warkan ... [full story]

Tony Blair, Waa inaynu diyaarinaa inaan Iran weerarno

Sep 02,2010
by Nairobi GedoNet News

Raysal-wasaarihii hore ee dalka Britain Tony Blair ayaa si cad daboolka uga qaaday inaan la aqbali karin xukuumadda Tehran oo yeelata hubka sida daran wax u gumaada ee Nuclear-ka hadal gaaban ayuu Blair ku yiri "talaabo aan mid milatari ahayn ... [full story]

Cabsida teleefadnada laga qabo oo sii badanaysa

Sep 02,2010
by Nairobi GedoNet News

Shirkadaha teleefanada maamula iyo dadka adeegsada teleefanka gacanta lagu qaato (Mobiles) ayaa qaatir ka taagan war lagu sheegay in dad badan ay u geeriyoodeen Nambaro (Numbers) dadka lagu soo wacayo oo sababaya maskaxda oo dhiig badani kasoo daato, waxaana lagu ... [full story]

Madaafiic Maanta Lagu Garaacay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Oo Qasaare Sababtey....

Sep 02,2010
by Muqdisho-Gedo-News

    Maanta waxaa suuqa weyn ee bakaaraha lagu garaacay madaafiic xoogan kuwaasi oo sababay qasaare soo gaarey dad shacab ah oo ka dukaameysaneyeyu Suuqa Weyn oo bakaaraha,waxaana madaafiicdani imaanaysa xilli suuqu dhawaan dib u furmay ka dib mudo 10 maalmood ... [full story]

Diyaarad Mileteri Oo Garoonka Muqdisho Ka Soo Degtey & Duqeymo Bilaabmay....

Sep 02,2010
by Muqdisho-Gedo-News

  Magaalada Muqdisho waxaa waqti yar ka hor ka soo degtey diyaarad nooca aan wali si dhab ah loo ogeyn balse ay la sheegey inay u socotey ciidamada Amisom ee ku sugan magaalada Muqdisho,waxaana markii diyaaradaasi cago dhigatey kooxaha mucaaradka ... [full story]

Qaramadda Midoobey Oo Balan Qaad Dhab U Fidisey Xukumada Kmg Ah......

Sep 02,2010
by Muqdisho-Gedo-News

   Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobey ayaa sheegey inay tageero xaqiiqda ku saleysan u fidinayaan Xukumada kmg ah ee soomaaliya,waxaana saraakishani sheegeen inay tageerada ay u fidinayaan dawlada kmg ah ee soomaaliya ay tahay mid dhab ah oo la fulin ... [full story]

Midawga Yurub Oo Sheegey Inay Samatabixinayaan Xukumada Kmg Ah....

Sep 02,2010
by London-Gedo-News

   Ururka Midawga yurub oo ka hadlay xaaladihii ugu dambeyey ee dalka soomaaliya ayaa sheegey inay diyaar u yihiin badbaadinta dawlada kmg ah ee soomaliya oo ay farro kulul ku hayaan kooxaha ka soo horjeedaa. Midawga Yurub waxaa uu sheegey inay ... [full story]

Duqeymo Xoogan Oo Xalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho....

Sep 02,2010
by Muqdisho-Gedo-News

   Xaalada magaalada Muqdisho ayaa saaka ah meel xasiloon inkastoo xalay magaaalada qaybo ka mid ah ay ka dhaceen duqeymo xoogan oo ay isweydaarsanayeen kooxaha ku dagaalamaya magaalada Muqdisho. Waxaa duqeymaha ugu badani xalay ku dhaceen degmooyinka Karaan & Cabdicasiis,waxaana labadasi ... [full story]

Ciidamada Dawlada Oo Hawlgallo Ka Wada Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Muqdisho...

Sep 02,2010
by Muqdisho-Gedo-News

   Ciidamada dawlada kmg ah ee soomaaliya ayaa saaka baaritaano dhinaca amaanka ah ka bilaabay qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka ay sida buuxda gacanta ugu hayaan. Ciidamada dawlada ayaa saaka la arkayey iyagoo baaritaano adag ka ... [full story]

In Somali Civil War, Both Sides Embrace Pirates

Sep 02,2010
by London-Gedo-News

    Ismail Haji Noor, a local government official, recently arrived in this notorious pirate den with a simple message: we need your help. With the Shabab militant group sweeping across Somalia and the American-backed central government teetering on life support, ... [full story]

Minn. Somalis meet with FBI, denounce al-Shabab

Sep 02,2010
by London-Gedo-News

    A group of elders in the Minneapolis Somali community on Wednesday publicly denounced al-Shabab, making it clear that they do not support the terror group they say is responsible for "sinister" acts of recruiting young Americans to fight in ... [full story]

Give Us Jobs, Says Somali Pirates.

Sep 02,2010
by London-Gedo-News

The pirates of old often took to the seas to rebel against the social order but in lawless Somalia, many pirates say they would happily pay taxes and take a job in a factory. Among the pirates of Hobyo, there is ... [full story]

Sarkaal Dawlada Ka Tirsan Oo Isu Dhiibay Alshabab Baaqna U Diray Saraakisha Dawladda Kmg Ah..

Sep 01,2010
by Muqdisho-Gedo-News

  Sarkaalka ka tirsan ciidamada dawlada kmg ah ee soomaliya ayaa si toos ah maanta saxafada ugu shaaciyey inuu wareegey dhinaca Xarakada Alshabaab ee dagaalada Kula jira dawlada kmg ah ee soomaaliya,waxaana sarkaalkani sheegey inuusan ka sii tirsanaan karin dawlada ... [full story]

Inj: Yariisow: Alshabab Guulo Dagaalada Kama Soo Hoyn,Waana Fashilmeen...

Sep 01,2010
by Muqdisho-Gedo-News

  Xukumada kmg ah ee soomaaliya ayaa ka hadashay dagaaladii maalmahan ka socday caasimadda soomaaliya isla markaasna u dhexeya ciidamada dawlada kmg ah & Xarakada Alshabab,waxaana dawladu ku tilmaamtey inay Alshabaab ku fashilmeen weerarkaasi. Xarakada Alshabaab waxay Asbuuci la soo dhaafey ... [full story]

Kulamo Looga Hadlayo Dagaalada Muqdisho Oo Maanta Ka Furmi Doona Addis Ababa...

Sep 01,2010
by London-Gedo-News

   Waxaa maanta lagu wadaa inay kulan deg deg ah ka yeeshaan arrimaha soomaaliya Golaha Amaanka & midnimada Qaarada Afrika,waxaana saraakil golahaasi ka tirsani sheegeen in kulankan maanta diirada lagu saari doono xaaladihii ugu dambeyey ee dalka somaaliya. Kulankan oo ah ... [full story]

Dagaalo & Duqeymo Goos-Goos Ah Oo Maalintii 10-aad Ka Socda Muqdisho..

Sep 01,2010
by Muqdisho-Gedo-News

    Magaalada Muqdisho saaka waxaa ka socda dagaalo & duqeymo goos goos ah oo u dhexaya kooxaha ku dagaalansan gacan ku haynta magaalada Muqdisho,waxaana dagaaladan & duqeymahani maanta sii galaayaan maalintii 10-aad ee ay kooxahaasi ku dagaalamayaan magaalada Muqdisho. Inkastoo saaka ... [full story]

Xukumada Kmg Ah Oo Alshabab Ku Eedeysey Qarax Shalay Lala Beegsadey Gaari BL Ah..

Sep 01,2010
by Muqdisho-Gedo-News

     Xukumada kmg ah ee soomaaliya ayaa Xarakada Alshabab ku eedeysey qaraxyo shalay ka dhacay wadada warshadaha magaalada Muqdisho kaasi oo la kacay Gaadiid ay saarnayeen dad rayid ahi. Qarax miino ayaa ahaa mid xoogan isla markaasna lala bartilmaameedsadey gaari nooca ... [full story]

Qaramadda Midoobay Oo Cambaareysey Weerarkii Lagu Dilay Askar Amisom Ah...

Sep 01,2010
by London-Gedo-News

    Qaramada Midoobey ayaa cambaarey u jeedisey Xarakada Alshabab ee ka dagaalanta dalka soomaaliya gaar ahaan gobollada Koonfureed ee soomaaliya,waxaana QM si kulul uga hadashay madaafiic Alshabab dhawaan ku ganeen xarunta madaxtooyada villa soomaaliya halkaas oo ay ku dileen askar ... [full story]

Digniin, telephone-ka ha isku qaban!

Sep 01,2010
by Nairobi GedoNet News

Adigoo jooga Kenya meel kamid ah oo isticmaalaya mid kamid ah shirkadaha telephone-da iska ilaali inaad qabato dhowr Number oo la tilmaamay inay khatar yihiin. Magaalada Nairobi oo aan joogo waxaa mar qura la isgaarsiiyay war dhiiladiisa wata, kasoo lagu sheegay ... [full story]

Maxamed Dheere: Ma Jirto Cid Gurigeyga Qabsatey Ama Hadda Haysataa,Warkaasi Waa Been..

Sep 01,2010
by Muqdisho-Gedo-News

  Maxamed Cumar Xabeeb [ Maxamed Dheere ] oo horey uga tirsanaan jirey dawladii hore ee uu madaxda ka ahaa Col : Cabdilaahi Yuusuf Axmed ayaa warbaahinta la hadlay isla markaasna beeniyey hadalka soo baxa madaxda sare ee Xarakada Alshabab. Maxamed ... [full story]

Gedonet Exclusive:Secretary Clinton Martiqaad U Fidisay Jibril Hirsi of SomaliCAN

Sep 01,2010
by London-Gedo-News

Gudoomiyaha ururka isku xirka jaaliyadaha Soomalida (SOMCAN) oo ah ururka ugu weyn ururada Soomalida u adeega ee dalka Mareykanka, fadhigiisuna uu yahay magaalada Columbus ee gobalka OHIO ayaa wareysi xiiso badan la yeelatay idaacadda BBCdu qeybteeda af soomaliga kadib markii ... [full story]

Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Soo Gaarey Degmada Yeed Ee Gobolka Bakool ...

Sep 01,2010
by Baydhabo-Gedo-News

    Dadka ku dhaqan gobolka Bakool ayaa warbaahinta Gedonet u xaqiijiyey inay ciidamo badan oo itoobiyaan ahi gudaha u soo galeen degmadda Yeed ee gobolkaasi,waxaana dadku sheegeen inay ciidmaadaasi yihiin ciidamo xoogan isla markaasna si aad ah u hubeysan yihiin. Sidoo ... [full story]

Wariye Ka Tirsanaa Radio Daljir Galkacayo Oo Xalay La Dilay..

Sep 01,2010
by Galkacayo-Gedo-News

   Xarunta gobolka Mudug ee magaalada Galkacayo waxaa xalay lagu dilay Wariye ka tirsanaa shaqaalaha Idaacada Daljir ee xarunteedu tahay magaalada Galkacayo,waxaana dilka wariyeyahaas ka dambeyey kooxo toorayo ku hubeysan sida ay sheegeen dad goob-joogeyaal ahi. Wariyahan waxaa lagu magacaabi jirey ... [full story]

Maamulka Gobolka Sool Oo Ka Warbixiyey Dilka Loo Geystey Col: Cabdi Ciise Nuur

Sep 01,2010
by Laascaanood-Gedo-News

  Maamulka Gobolka Sool ee soomaaliland ayaa ka hadlay dil xalay loo geystey sarkaalkii ugu sareyey ciidamada Asluubta gobolka Sool Alle ha u naxariiste Col Cabdi Ciise Nuur oo ahaa taliyihii ciidamada Asluubta gobolka Sool. Gudoomiyaha Gobolka Sool ee maamulka somaliland ... [full story]

EU-funded education support programme for Somalia launched

Sep 01,2010
by London-Gedo-News

Nairobi, Kenya, 1 September 2010 – A European Union-funded programme to support Somali administrations in developing a well-structured education and training system has been launched in Northwest Somalia (“Somaliland”) and Northeast Somalia (“Puntland”). The Integrated Capacity Development for Somali Education ... [full story]

Press Release:Washington D.C Metropolitan Area Somali Community strongly condemns the massacre at Muna Hotel in Mogadishu, Somalia

Sep 01,2010
by London-Gedo-News

Washington D.C, USA, Monday, August 30, 2010:  The Somali Community of the Washington DC Metropolitan is shocked and deeply saddened by the massacre of unarmed civilians at Muna Hotel in Mogadishu.  We express our sincerest condolences to the families and ... [full story]

Uganda: Beef up Somali deployment quickly

Sep 01,2010
by London-Gedo-News

      FOUR Ugandan peacekeepers were killed and eight others injured when Somali insurgents shelled the presidential palace in Mogadishu on Monday. Al-Shabaab rebels, an off-shoot of international terror group, Al-Qaeda, last week declared that they would intensify their ... [full story]

EU-funded education support programme for Somalia launched

Sep 01,2010
by London-Gedo-News

    A European Union-funded programme to support Somali administrations in developing a well-structured education and training system has been launched in Northwest Somalia ("Somaliland") and Northeast Somalia ("Puntland"). The Integrated Capacity Development for Somali Education Administrations (ICDSEA) programme ... [full story]

War Deg Deg Ah: Taliyihii Ciidamada Asluubta Gobolka Sool Oo Caawa Gudaha Laascaanood Lagu Toogtey...

Aug 31,2010
by Hargeysa-Gedo-News

  Waxaa Caawa gudaha magaalada Laascaanood gaar ahaan guriga hortiisa kooxo dablay ahi ku toogteen sarkaalkii ugu sareyey ciidamada Asluubta gobolka Sool Cabdi Ciise Nuur,waxaana sarkaalkaasi qaraajiyey kooxo dabley ah oo aan haybtooda la aqoon. Sarkaalkan ayaa la toogtey xilli uu ... [full story]
More Top News
• Opinions-English •
• Maqaalo-Soomaali •
• English-News •
• Wararka •
• General •

Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930



















































Copyright © 1999- 2010 Gedonet Inc. All rights reserved. Powered by GEDO NEWS & MEDIA NETWORK