Sections





Subaxii
Duhurkii
Habeenkii
BBC Somali
7:00-7:30
11:00-11:10
14:00-15:00
18:00-18:30
R-GEDO
Shabelle
Banaadir
Widhwidh
R-lascaanod
Somali Links
Radio Maandeeq
Radio GEDO
AA Arts
Abudwaq
Aflaxa
Afnugaal
Aftahan
Albakri
Alldalka
Allgedo
Aflaxa
Allceeldheer
Alljubbaland
Allpuntland
Allsomali
Ambaqaad
Ayaamaha
Al-tawxiid
AllWaamo
AllWadani
AllWariye
Balanballe
Baardheere Cafe
Baargaal
Beerlula Online
Baidoa
Biyo Kulule
Boocame
Bosasotimes
Dr.Osman
bbcafSomali
Buurhabakaba
Cadaado.net
Cagaaran
Carmooyin
Ceelcadde
Ceelbuurnet
Dayniile
Dhabadonline
DFKS
Danwadaag
Gabayadii Doollo
Dangedo
Dalmar
Dr.Osman
Dooynet
Gedoweb
Godeynews
Gedoregion
Goldogob
Gedoregion
Gubta
Kulmiye C-Online
Goobjoog
Halgan.net
Halgan News
Hayaan.net
Himilo
Hirda
Hiiraan Online
Hiiraan Today
Hobyonet
Horseednet
Iibka
Idamaale
IRIN NEWS
Jaziiira
jubanet
Jubbaland
Kasmo Online
Luuliyo
Luuq Online
Magantahir
Maktabad
MarkaCadey
MarkaCadey.net
Midnimo
Mudulood
Muqdishotimes
Olol Website
Olol Film
Pace Magazine
Puntlandpost
Qaranimo
Qurbaha
RadioFreeSomalia
Riverineland
Ruunkinet
SADEBlog
SAEMP
SaafiStudio
Saaxil
ssc1.net
SBC Online
SaafiPhone
Shabelle
Sscayn
Somali Herald
Somali Education
Somalidoon
Somalilyrics
somalistartpage
SomaliToday
Somali Watch
Somali Weyn
Somali Education
Somfreemedia
Somaliaonline
Somalitalk
Somtv.net
Somali roots
Somali Voices
Somaswis.com
Tanadland
Togane
allsanaag.com
Srasd
somalitech
Xariir.com
Xararyaale
Xasan Nur
Xasan Nur2
Xaraash
Xeebta
Yaaqshid
Walaalnimo
Wadanka
Wayaha
WardheerNews
Webi Shabelle
Widhwidh
Yamaarugleey

Latest News

Labo Dhalinyaro Ah Oo Ku Geeriyootey Qarax Bam Oo Ka Dhacay Tuulo U Dhow Degmada Ceelwaaq Ee Gobolka Gedo

Jul 05,2008
by Ceelwaaq-GEDO-NN

Labo ruux oo reer guura xoola dhaqato ah ayaa ku geeriyootey qarax nooca bamka ah oo ka dhacay shaley gelinkii dambe meel miyi ah oo u dhow Tuulada muudaale oo qiyaastii 60km dhanka bari kaga toosan degmada Ceelwaaq ee Gobolka ... [full story]

WARAR DHEERAAD AH OO KUSAABSAN QARAXII XALAY KA DHACAY GAALKACYO

Jul 05,2008
by Gaalkacyo-GEDO-NN

Qaraxii xalay ka dhacay gudaha magaalada Gaalkacyo ayaa lala eegtay gaari ay saarnaayeen maleeshiyaadka loogu tala-galay inay waqtiga habeenkii ah Roondo sameeyaan, kadib markii dhowr dil oo hare uu kadhacay magaaladaas, cid wax ku noqotay ma jirto hase ahaatee waxaa ... [full story]

Fundraising Event: Somali Development Foundation-Phoenix

Jul 05,2008
by London-GEDO-NN

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadweynaha ku nool magaalada Phoenix ee gobalka Arizona inay dhici doonto fundraising Event uu soo qabanqaabiyey Somali Development Foundation ay dhici doonto maalinta Sabtida July 12, 2008. GEDO-NN-London [full story]

C/RAXMAAN CIISE CADOW:- LABA GAARI AYAAN KA GUBNAY CIIDAMADA ETHIOPIA

Jul 05,2008
by Muqdisho-GEDO-NN

Dagaal ay iskaga horyimaadeen Ciidamada Ethiopia iyo Maleeshiyaadka AL-shabaab ayaa ka dhacay Degmeda Feer-Feer ee Xadka Ethiopia, Dagaalkan oo ay qaadeen Ciidanka Al-shabaab ayaa waxay weerareen Kolonyo Gawaari ah oo ay wateen Ciidamada Ethiopia, C/raxmaan Ciise Cadow oo katirsan ... [full story]

HEESAA WAKIIL UGA AHAA HAY'ADDA UNICEF SOMALIA AYAA BOOQDAY MEELO KAMID AH SOMALILAND

Jul 05,2008
by Seattle-GEDO-NN

Xidigan oo qaada Heesaha loo yaqaan POP-ka ayaa hadaladiisii waxaa kamid ahaa "Nasiib darro Africa waxaa aad ay caan ugu tahay Dagaalka, Nabad la'aanta, Abaarta iyo Daadka biyuhu sameeyaan"" Clay Aiken oo muddo 4-sano ahaa Ambasadorka Afrika ugu qaabilsan Hay'adda ... [full story]

BIYO LA'AAN XOOGAN OO SOO FOODSAARTAY MAGAALADA BOORAME EE GOBOLKA AWDAL

Jul 05,2008
by Hargeysa-GEDO-NN

Maamulka Gobalka Awdal iyo Masuuliyiinta shirkada maamusha wakaaladda biyaha ee magaaladda Boorama ayaa shir-jaa'id oo ay ayaa si wada-jir ah ugu qabtay xarunta maamulka Gobalka Awdal ee Boorama.   Shirkaa jaraa'id waxaay masuuliyiinta gobalka iyo shirkadda maamusha waraabinta magaaladda ... [full story]

Xaaladda Nabadgalyo ee Muqdisho Waa Noocee? Yaase Isku Haleyn Kara?

Jul 05,2008
by Muqdisho-GEDO-NN

Xaaladda nabadgalyada caasimada Soomaaliya ee Muqdisho waa mid aad khatar u ah, Dowladda Kmg ah, Ciidamada Itoobiya, Ciidamada AMISOM, iyo  Kooxaha Hubeysan ee Kacdoonka ayaa maalin kastaa u taagan sidii ay fooda isu dari lahaayeen. Waxayna taa dhalisay barakaca boqollaal ... [full story]

Wafdi Ka Socda Jaaliyadda G/GEDO Oo Kormeer Ku Kale Bixiyay Degaano Ka Tirsan Gobalka GEDO

Jul 04,2008
by Shaatilow-GEDO-NN

Wafdi balaaran oo ka kooban jaaliyadda dibadda, maamulada dagmooyinka B/xaawo  Doolow iyo odayaal dhaqameed ayaa kormeer howled ku kala bixiyay tuulooyinka kala ah Geedwayne Shatoolow iyo Xamare, iyagoo u guurgalayay xaaldda noolaleed ee bulshadda ku dhaqan deegaanadaas. Wafdigan oo ka ... [full story]

Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Gudaheeda

Jul 04,2008
by Boosaaso-GEDO-NN

Qarax xoogan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay gudaha magaalada Gaalkacyo kaasoo si weyn looga maqlayay gudaha magaalada, inkastoo daqiiqad ka hor ay ahayd, hase yeeshee wuxuu qaraxu kadhacay bartamaha magaalada   Qaraxa kadib waxaa isqabsaday rasaas socotay daqiiqado gudohood, ... [full story]

WAA MAXAY QARAN?: BY Falis Axmed Dhoore

Jul 04,2008
by London-GEDO-NN

Ummad kasta oo dunida ku nool waxey leedahay taariikh isugu jirta maalmo farxadeed oo ay xorriyad,sharaf iyo qarannimo ay soo mareen iyo maalmo murugo xambaarsan oo ay dagaal gobonimo-doon ah ku jiraan. Haddana ma jirto wax lagu tilmaami karo ... [full story]

Ganacsato ka Soo Jeedo G/Gedo oo Dablay Hubeysan ay ku Af-duubteen deegaanka Jiira-Kuulow ee u dhaxayso Buurhakaba iyo Baydhabo

Jul 04,2008
by Muqdisho-GEDO-NN

Dablay hubeysan oo aan ilaa hada la ogeyn Heyboota ayaa shalay ku Afduubtay inta u dhaxayso degmooyinka Buurxaka iyo Baydhabo Nin ganacsada ah kana soo jeedo G/Gedo. Ninka la Afduubay ayaa watay Gaari nooca SARFTA loo yaqiinna ah, wuxuuna ka ... [full story]

Taariikh Nololeedka Murashaxa Madaxwaynah ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane: Cabdi Xaaji Yusuf (Shuluco): PUNTALAND 4 CHANGE

Jul 04,2008
by Boosaaso-GEDO-NN

Murashax Cabdi Xaaji Yusuf,oo ku magac dheer (Shuluco) waxuu ku dhashay agagaarka Magaalada Garoowe, sanadku markuu ahaa 1939kii. Qooskuu ka dhashay Murashax Shuluco waxay ahaayeen xoolo dhaqato. Murashaxa markay ahayd taariikhdu ahayd 1951 ayuu magaalada Garoowe ka bilaabay waxbarashada markuu ... [full story]

Kalfadhigii labaad ee golaha dhexe Isbahaysiga dib uxoreynta Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga furmay Xarunta Dhexe Isbahaysiga ee magaalada Asmara

Jul 04,2008
by Casmara-GEDO-NN

Kusimaha gudoomiyaha Isbahaysiga dib u xoreynta Soomaaliya Md. Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhigii labaad ee golaha dhexe Isbahaysiga, kaasi oo ka furmay xarunta Isbahaysiga ee magaalada Asmara. Kalfadhiga labaad ee golaha dhexe ... [full story]

Mukhtaar Roboow Oo Eedo Kulul U Jeediyay Xubnaha Golaha Baarlamanka

Jul 04,2008
by Baydhabo-GEDO-NN

Afhayeen ururka alshabaab sheikh mukhtaar ayaa digniin culus udirey xildhiibaanada Barlamaanka Soomaaliya, isagoo ku eedeeyey in xilibaanada Barlamaanka in ay soo qaateen qandaraas ka dhan ah Mujaahidiinta ku sugan gobolada Bay iyo Bakool. Waxaana uu tilmaamey in cadowga ... [full story]

Dagaal Culus Oo Ku Dhex Maraya Kooxaha Kacdoonka Iyo Ciidamada Itoobiyaanka Duleedka Magaalada B/Weyne

Jul 03,2008
by B/Weyne-GEDO-NN

Dagaal aad u kulul ayaa ku dhex maray kooxaha hubeysan ee ka soo horjeeda joogitaanka Itoobiyaanka iyo ciidamada Itoobiyaanka degaano lagu magacaabo Ceelgaal ee gobolka Hiiraan. Dagaalkaan oo ilaa iyo hadda laga helin warar rasmi ah ayaa laga ... [full story]

Ogeysiis Ku Wajahan Qurbojoogta Beesha Geri Ee Waqooyi Amerika

Jul 03,2008
by London-GEDO-NN

Dhamaan waxaa lagu wargelineyaa qurbo jooga beesha Geri ee ku nool waqooyiga Amerika iyo guud ahaanba daafaha adduunka kale in uu dhicidoono Shirweynihii beesha Geri. Shirkaas oo ka dhici doona carriga Maraykanka gaar ahaan gobolka Minnnesota, magaalada Minneapolis, bisha July ... [full story]

Shirkii Golaha Dhexe Ee Isbahaysiga Dib Xoraynta oo Berri si rasmi ah u furmaya

Jul 03,2008
by Casmara-GEDO-NN

Waxaa berri ah si rasmi ah uga furmaya xarunta ku meel gaarka ah ee Isbahaysiga ee magaalada Asmara shirkii xubnaha golaha dhexe ee Isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliya. Shirkani oo ay ka soo qaybgeli doonaan inta badan xubnaha ... [full story]

Masuul Ka Tirsanaa Golihii Shuurada Ee Maxaakiimta Oo Galabta Lagu Dilay Muqdisho

Jul 02,2008
by Muqdisho-GEDO-NN

Mid ka mid ah golihii shuurada ee maxaakiimta ayaa lagu dilay galabta degmeda Hodan ee magaalada Muqdisho, Ninkan oo lagu magacabo C/Kariim Ibraahim Jeega-weyne ayaa lagu dilay meel u dhow gurigiisa oo kuyaala Godka Siigaale ee isla xaafadaas Hodan. Dilka ... [full story]

Goobihii Uu Dagaalka Xalay Ka Dhacay Oo Maanta Xasiloon iyo Qasaarihii Dagaalku uu geystay oo isi soo tarayo

Jul 02,2008
by Muqdisho-GEDO-NN

Isgoyska Km4 iyo Wadada Makka Al-Mukarama oo uu shalay Maqribkii ka dhacay dagaal xoogan oo geystay khasaaro badan oo naf iyo maalba isugu jiro ayaa Saakay u muuqdo mid degan, wadada hareeraheeda ayaa saakay la soo tubay ciidamada Dowladda Kmg ... [full story]

Faallo:Dadku Way Dagdageen Waqtigii La Xusi Lahaa Iyo Sidii Loo Xusi Lahaa Maalinta 1-da Luuliyo: By M J Faarax

Jul 02,2008
by Nairobi-GEDO-NN

Sababta aan sidaas u iri hala yaabin lakiin waribixinta si fiican u akhri. Dadka Somalida qaar ka mid ah ayaa xusay maalintii ay xornimada qaateen 1-dii July 1960-kii , Damaashaad iyo ciyaaro ayaa lagu xusay Maalintaas qiimaha leh, hase yeeshee ... [full story]
More Top News
• Somali News •
• Articles/English •
• Maqaalo/Somaali •
• English News •
• RadioGedo •
Most Popular

Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031



















Garbas Photo Album




Copyright © 1999- 2008 Gedonet Inc. All rights reserved. Powered by GEDO NEWS & MEDIA NETWORK