|
Aug 08,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Sida ay warbaahinta Gedonet ka heshay madax ka mid ah saraakisha sar-sare ee Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa u xaqiijiyey in dawlada kmg ahi ay sanaad mileteri oo badan u dirtey maamul gobolleedka Puntland maalmihii la soo dhaafey,waxaana la sheegey ... [full story]
|
|
Apr 06,2010
by London-Gedo-News
Dhamaan dadkaan hoos ku xusan waxay tahniyad kal iyo laab leh ay u dirayaan Boqorka iyo Boqrada Libaaxa iyo Lixaada Arooska iyo Aroosada ee kala ah: Maxamed C/Raxmaan (Business) iyo Raxma Cali Xasan oo ku aqal galay magaaladda ... [full story]
|
|
Nov 20,2009
by Muqdisho-Gedo-News
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho shir jaraa'id ku qabtey madaxweynaha dawladda kmg ah ee soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed waxaa uu kaga hadley arrimo dhawr ah. Shirka jaraa'id ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada Villa Somalia.
Madaxweynaha ayaa shirkiisa jaraa'id ku bilaabay ... [full story]
|
|
Nov 20,2009
by Muqdisho Gedo-News
Waxaa saaka waberigii hawada sare ee magaalada kismaayo ku soo waabaristey diyaaradaha dagaalka kuwaasi oo ku duulayey joog hoose waxaana si gaar ah ay u dul haadayeen xarumaha ay xafiisyada ku leeyihiin Xarakada Alshabab.
Waxaa diyaaradahani joog hoose ku dulmareen dekeda ... [full story]
|
|
Nov 20,2009
by London Gedo News
Markab ay dhawaanahan gacanta ku hayeen kooxo burcad badeed ahi ayaa maanta la shaaciyey inay siidayeen ka dib markii ay ka qateen lacago badan oo madax furasho ah,waxaana markabkaas ay ku haysteen xeebaha dalka soomaliya.
Markabkan ayaa ahaa mid uu ka ... [full story]
|
|
Nov 20,2009
by Muqdisho Gedo News
Waxaa saaka gabi ahaanba hakad ku yimi shaqadii sida caadiga uga socon jirtey dekedda weyne ee magaalada muqdisho,waxaana banaanka loo soo saarey dhamaan shaqalihi dekeddaasi.
Arrintan ayaa ka dambeysey ka dib markii uu dekedda uu ku soo xirtey markab weyn uu ... [full story]
|
|
Nov 20,2009
by Muqdisho Gedo News
Xildhibaano ka soo jeeda beelaha digil iyo mirifle oo kulan ku qaatey magaalada muqdisho ayaa dhaliil u jeediyey hogaanka sare ee dawladda kmg ah,waxaana ay sheegeen inay tabanayaan cadaalad darro dhanka awood qaybsiga ah.
Xildhibaanada ayaa sheegey inaysan dawladda kmg ahi ... [full story]
|
|
Nov 20,2009
by Gaalkacyo Gedo News
Maamul goboleedka puntland ee ayaa sheegey inay si weyn u soo dhaweynayaa cid kasta oo dooneysa inay maamul goboleedyo ka sameysato konfuurta dalka soomaaliya,waxana masuuliyiinta maamulka puntland sheegeen inay arrimahaasi tageerayaan.
Masuulka ugu sareya maamul goboleedka puntland ayaa sheegey inay si ... [full story]
|
|
Nov 20,2009
by London-Gedo-News
Dowlada Irish-ka ayaa manta si rasmi ah codkooda ugu biiriyay in lagu celiyo ciyaartii xulka dalka France ay kaga badiyeen dalkooda soo bixitaanka ciyaaraha Aduunka oo shalayto ka dhacday garoon ku yaal magaalada Paris ee dalka France.
Wasiirka Cadaalada dalka Ireland ... [full story]
|
|
Nov 20,2009
by London-Gedo-News
Ku:Waxgaradka culimada Aqoonyahanada iyo Dhamaan Qaybaha Bulshad ee Beesha Habarjeclo
Ka: Odayaasha iyo waxgaradka beesha habarjeclo.
Fadhigoodii yurub Canada USA.
Kadib kulan iyo wadatashiyo ay yeesheen odayaasha iyo waxgaradka beesha Habarjeclo ee kudhaqan yurub maraykanka iyo Canada waxay sibuuxda utaageerayaan una ... [full story]
|