|
Sep 02,2010
by Kismayo-Gedo-News
Odayaal dhaqameed lagu eedeeyay in ay xiriir la,leeyihiin dowlada kmg ah oo gor dhaw xabsiga kismaayo loo taxaabay, waxaana odayadani yihiin odayaal si weyn looga yaqaano magaalada Kismaayo,waxaana shaki ka qaadey Madaxda Alshabab ee Jubadda Hoose.
Afar ka mida ah odayaasha ... [full story]
|
|
Sep 02,2010
by London-Gedo-News
Xukamadda mareykanka ayaa aqbashay inay tageero u fidiyaan Ciidamada Midawga afrika ee Amisom,waxaana mareykanku sheegeen inay ciidamada Amisom ka tageerayaan Dhinaca Maaliyada & Farsamadda oo ay ka liitaan una baahan yihiin in si deg deg ah looga caawiyo.
Waxaa warkan ... [full story]
|
|
Sep 02,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Maanta waxaa suuqa weyn ee bakaaraha lagu garaacay madaafiic xoogan kuwaasi oo sababay qasaare soo gaarey dad shacab ah oo ka dukaameysaneyeyu Suuqa Weyn oo bakaaraha,waxaana madaafiicdani imaanaysa xilli suuqu dhawaan dib u furmay ka dib mudo 10 maalmood ... [full story]
|
|
Sep 02,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Magaalada Muqdisho waxaa waqti yar ka hor ka soo degtey diyaarad nooca aan wali si dhab ah loo ogeyn balse ay la sheegey inay u socotey ciidamada Amisom ee ku sugan magaalada Muqdisho,waxaana markii diyaaradaasi cago dhigatey kooxaha mucaaradka ... [full story]
|
|
Sep 02,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobey ayaa sheegey inay tageero xaqiiqda ku saleysan u fidinayaan Xukumada kmg ah ee soomaaliya,waxaana saraakishani sheegeen inay tageerada ay u fidinayaan dawlada kmg ah ee soomaaliya ay tahay mid dhab ah oo la fulin ... [full story]
|
|
Sep 02,2010
by London-Gedo-News
Ururka Midawga yurub oo ka hadlay xaaladihii ugu dambeyey ee dalka soomaaliya ayaa sheegey inay diyaar u yihiin badbaadinta dawlada kmg ah ee soomaliya oo ay farro kulul ku hayaan kooxaha ka soo horjeedaa.
Midawga Yurub waxaa uu sheegey inay ... [full story]
|
|
Sep 02,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Xaalada magaalada Muqdisho ayaa saaka ah meel xasiloon inkastoo xalay magaaalada qaybo ka mid ah ay ka dhaceen duqeymo xoogan oo ay isweydaarsanayeen kooxaha ku dagaalamaya magaalada Muqdisho.
Waxaa duqeymaha ugu badani xalay ku dhaceen degmooyinka Karaan & Cabdicasiis,waxaana labadasi ... [full story]
|
|
Sep 02,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Ciidamada dawlada kmg ah ee soomaaliya ayaa saaka baaritaano dhinaca amaanka ah ka bilaabay qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka ay sida buuxda gacanta ugu hayaan.
Ciidamada dawlada ayaa saaka la arkayey iyagoo baaritaano adag ka ... [full story]
|
|
Sep 01,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Sarkaalka ka tirsan ciidamada dawlada kmg ah ee soomaliya ayaa si toos ah maanta saxafada ugu shaaciyey inuu wareegey dhinaca Xarakada Alshabaab ee dagaalada Kula jira dawlada kmg ah ee soomaaliya,waxaana sarkaalkani sheegey inuusan ka sii tirsanaan karin dawlada ... [full story]
|
|
Sep 01,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Xukumada kmg ah ee soomaaliya ayaa ka hadashay dagaaladii maalmahan ka socday caasimadda soomaaliya isla markaasna u dhexeya ciidamada dawlada kmg ah & Xarakada Alshabab,waxaana dawladu ku tilmaamtey inay Alshabaab ku fashilmeen weerarkaasi.
Xarakada Alshabaab waxay Asbuuci la soo dhaafey ... [full story]
|