Sections
Syndication


Opinions-English


Sort by:  [Title] [Author] [Date]

total: 466  displaying: 1 - 15   1  2  3  4  5  6  7  8  9  10  11  > >>

Tony Blair, Waa inaynu diyaarinaa inaan Iran weerarno

Sep 02,2010
by Nairobi GedoNet News

Raysal-wasaarihii hore ee dalka Britain Tony Blair ayaa si cad daboolka uga qaaday inaan la aqbali karin xukuumadda Tehran oo yeelata hubka sida daran wax u gumaada ee Nuclear-ka hadal gaaban ayuu Blair ku yiri "talaabo aan mid milatari ahayn ... [full story]

Cabsida teleefadnada laga qabo oo sii badanaysa

Sep 02,2010
by Nairobi GedoNet News

Shirkadaha teleefanada maamula iyo dadka adeegsada teleefanka gacanta lagu qaato (Mobiles) ayaa qaatir ka taagan war lagu sheegay in dad badan ay u geeriyoodeen Nambaro (Numbers) dadka lagu soo wacayo oo sababaya maskaxda oo dhiig badani kasoo daato, waxaana lagu ... [full story]

Digniin, telephone-ka ha isku qaban!

Sep 01,2010
by Nairobi GedoNet News

Adigoo jooga Kenya meel kamid ah oo isticmaalaya mid kamid ah shirkadaha telephone-da iska ilaali inaad qabato dhowr Number oo la tilmaamay inay khatar yihiin. Magaalada Nairobi oo aan joogo waxaa mar qura la isgaarsiiyay war dhiiladiisa wata, kasoo lagu sheegay ... [full story]

Gabdhoow waa Digniin, Jacaylka Internetka

Aug 30,2010
by Nairobi GedoNet News

Gashaanti reer Tunis ah ayaa isu diyaarisay habaynkii koobaad ee nolosha guurka waxay dhex fadhiisatay qolkii loo qorsheeyay hotel ku yaalla degaanka dalxiiska ee loo yaqaan xamaamaad koonfurta caasimadda dalkaas waxayna ku sugaysay gacaliyihii noqday Odaygeeda . Ugun horayn markuu ... [full story]

Ma la oran karaa waa isma dhaanto & dhasheed, (sawiro, fadlan dumarka uurka leh & caruurta da'da yar ha tusin)

Aug 24,2010
by Nairobi Gedo News

Qolo walba oo Somalia isku haysata haday yihiin dowlada & kooxaha mucaaradka ah waxaa ku jira dhalinyaro markiiba ka ficil qaata wixii dhinacooda soo gaaray, talaabooyinka ay ku kacaana aad ka naxayso. Maanta magaalada Muqdisho waxaa lagu laayay dad ... [full story]

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay oo si adag u cambaareeyay weerarkii is ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho

Aug 24,2010
by London-Gedo-News

Nayroobi, 24 Agoosto 2010 �" Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Danjire Augustine P. Mahiga ayaa si adag u cambaareeyay weerarka maanta lagu qaaday hoteel ku yaalla magaalada Muqdisho laguna dilay dad rayid ah iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka. “Falkan ... [full story]

Shir ka dhacay Doolow & ciidamo kusoo fool leh magaaladaas

Aug 22,2010
by Nairobi GedoNet News

Shir ay isugu yimaadeen saraakiil, odayaal dhaqameed & ciidamo dowlada KMG ah taabacsan oo ku sugan Doolow ayaa ka dhacay magaaladaas saacado kahor. Waxaa shirkaas qabtay sadex xubnood oo kala ah Maxamuud Sayd Aadan, Barre Aadan Shire & Kiish Bur. waxay ... [full story]

Ururka SORASOD oo qalab ugu deeqay dugsiyo ku yaala B/Xaawo & Ceel-cadde (sawiro)

Aug 20,2010
by Niarobi GedoNet News

Qalab waxbarasho ayaa loogu deeqay iskuulaad ku yaala magaalooyinka Ceel-cadde & Beled-Xaawo, kuwasoo isugu jira Computers & qalab sahla adeegsiga internetka (Routers). Dugsiga Waabari oo ku yaala magaalada Beled-Xaawo wuxuu nasiib u yeeshay in la siiyo 25 xabo oo computers ah ... [full story]

Somali Community Access Network:Nonprofit seeks to help immigrants adjust

Aug 20,2010
by London-Gedo-News

The woman dialed 911 because her toilet was overflowing. That sounds like a quirky footnote to a police blotter, a not especially interesting "News of the Weird" item. In fact, though, the Columbus resident was a native of Somalia. She was ... [full story]

Buda-qabe & biyo qabe waa isku baahan yihiin (sawiro) Q-2aad, By M. J. Faarax

Aug 17,2010
by Nairobi GedoNet News

Inta aynaan guda galin sheekada iminka soo socota aan kuu sheego in qormadani ay ka horeysay mid kale oo horey ugu soo baxday webka aad iminka dul-joogto www.gedonet.com, hadii aad akhrisatay sheekadii midan ka horeysay waxaad si fiican u dhuuxaysaa ... [full story]

Tacsi:Marxuum Nabaddoon Cabdullaahi Cismaan Cali Jaamac

Aug 16,2010
by London-Gedo-News

Inna Lilaahi Wa Innaa Ilayhu Raajicuun. Waxaa galabta oo ay taariikhdu ahayd 15/08/2010 ku geeriyooday degmada Garbahaareey ee G/Gedo allaha u naxariistee Nabaddoon Cabdullaahi Cismaan Cali Jaamac oo si aada looga yaqaan gobolka Gedo. Nabaddoonka oo dadiisu ahayd in kabadan ... [full story]

Life goes on in Somalia amid the chaos

Aug 16,2010
by London-Gedo-News

    Hussein Abdulkadir wakes up every morning at 5.30 am. After a quick shower and morning prayer, he has breakfast with his wife and three children. He then makes sure they do not miss the school bus, and he also ... [full story]

The challenge posed to Western values and Western dominance within the international system by Radical Islam. Part two:Amb. Mahamud Tarey

Aug 16,2010
by London-Gedo-News

There are various and intertwined reasons what contributes to the rise of Radicalism in the Muslim/Arab world. Namely: the conceived Western double standards and their cultural-political imperialism, the suffering of the Palestinian people, the dire socio-political the repressive secular regimes ... [full story]

Can Somaliland Become An Independent State? By Dr.Qasim Hirsi Farah

Aug 14,2010
by London-Gedo-News

Part one: In the past few weeks, the issue of Somaliland’s international recognition attracted the eyes, hearts and minds of many Somalis and Non-Somalis to the point that some laymen thought she has already been recognized.  However, one must realistically ... [full story]

Tacsi: Xassan Barre Axmed Gureey oo ku geeriyooday C/waaq

Aug 13,2010
by Nairobi GedoNet News

Waxaa tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa eheladii iyo asxaabtii uu ka tagay Allaha u naxariistee Xassan Barre Axmed Gureey oo maanta ku geeriyooday magaalada C/waaq ee gobolka Galgaduud. Marxuumku wuxuu u geeriyooday xanuun in muddo ah hayay. Waxay duugistiisu iminka ... [full story]
total: 466  displaying: 1 - 15   1  2  3  4  5  6  7  8  9  10  11  > >>

More Top News
• Opinions-English •
• Maqaalo-Soomaali •
• English-News •
• Wararka •
• General •


Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930



Geedi Oo Ka Jawaabay Hadalkii B/Landin








Featured Author












Kasmo Press Awards











Mucjasadii K Miiska


BBCda Oo U Janjeerta Gobollo Gaar Ah
BY C/Rizaq C Adam



Aayo Ka Tashigga Gobalka GEDO
By A/Rizak A Adam
Betryals And Denials In The Som-Political Camps











Garbas Photo Album
















Copyright © 1999- 2010 Gedonet Inc. All rights reserved. Powered by GEDO NEWS & MEDIA NETWORK