Sections
Syndication


Email to a friend | Print version | Comments

Daawo Sawirka Qofki La Sheegey Inuu Fuliyey Qaraxii Shalay [ Digniin: fadlan Ha Daawan Hadii Aad Ka Yar Tahay 18 Sano

Dec 04,2009
by Muqdisho-Gedo-News

Waxaa la sheegey in qaraxii shalay uu geystey Ruux iska soo dhigey dumar kaasi oo ay dadkii goobjooga ahaa sheegeen inuu xirnaa dharka ay haweenku xirtaan,waxaana la shaaciyey in markii khudbadu sii dhamaaneysey ka soo ag dhawaadey meeshii ay fadhiyeen Masuuliiyiinta dawladda kmg ahi.

Waxaa masuuliyiinta dawladu sheegeen inay ruuxani uga shakiyeen inuu ka dambey falkaasi,waxaana ay sheegeen inay baaritaano ku wadaan ruuxani meydka ah.

Fadlan hadii aad tahay Ruux Qalbi Jilicsan ha daawan

Ahmed Aadam Gacal

Muqdisho-Gedo-News

Gedonet.com@gmail.com


14852 times read



Related news:

Xarakada Alshabab Oo Wax Lagu Xumaado Ku Tilmaamey Qaraxii Shalay Iskana Fogeeyey Qaraxaasi....
by Muqdisho-Gedo-News posted on Dec 04,2009

Wasiiradii Shalay Ku Geeriyoodey Qaraxii Hotel Shaamow Oo Maanta Aas-Qaran Loo Sameyey....
by Muqdisho-Gedo-News posted on Dec 04,2009

Ciidamada Dawlada Oo Hawlgalo Ka Wada Degmada Waberi Ka Dib Dilka Ka Dhacay...
by Muqdisho-Gedo-News posted on Aug 09,2010

Taliyaha Ciidamada Booliska Oo Ka Hadley Qaraxii Dhawaan Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.....
by Muqdisho-Gedo-News posted on Dec 05,2009

Iska Hor-imaad Ciidamada Dawlada Maanta Ku Dhexmarey Degmada Dharkeynleey........
by Muqdisho-Gedo-News posted on Apr 17,2010




Copyright © 1999- 2010 Gedonet Inc. All rights reserved. Powered by GEDO NEWS & MEDIA NETWORK